Daawo “Duushey oo Jubaland dhaqaaqdey hadii aad Diidey Yeelkaa, Hadii aad doontey Yeelkaa”(Daawo Gabay aad u xiiso Badan)

24

,u

Xafladii London ee axadii 21 apr. 2013 oo lagu taageerayay Jubaland , Waxaa isugu yimid Waxgarad, Aqoonyahano, Fanaaniin, abwaano, dhalinyaro iyo Dumarba, Waxaa iskusoo duba ridey Ururka caanka ah ee Sahal Organisation ee Saldhigiisu yahay London, Gabaygaan hoose oo lagu taageerayo Jubaland waxaa tirinaya Abwaanka Da’da yar  Guuleed Danjire ee Daawasho wacan.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Xafladaasi

[vsw id=”AFpa5dOYv8o” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.