Arday Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigey garoomada Turkiga (Daawo sawirada)

34

Halkan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee deeqda waxbarasho loo geeyey dalka Turkiga oo wacdaro ka muujiyey garoomaha kubbada cagta dalkaasi.

Waxa ay ka qeybgalayaan koob uu dhigey duqa magaalada Erzincan, waxaana loo qabanayaa dugsiyada sare.
Ardaydani Soomaaliyeed waxa ay wax ka dhigtaan dugsiga sare ee Otlukbeli Haji Ali Ali Anatolian High School, iyagoo ka mid 23 kooxood oo dugsiyada sare ka socda.
Magacyada qaar ka mid ah kooxdani waxay kala yihiin Maxamed Muuse Cabdi, Maxamed Mustaf, Ramsi Maxamed Axmed, iyo Mustafa Axmed Nuur.
Kooxihii ay la ciyaareen ayaa waxa ay muujiyeen saaxiibtinimo, waji furnaan iyo ciyaar wanaag.

t2

t3

t1

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.