Muqdisho:wafdi balaaran oo u hogaaminayay xoghayaha guud ee midowga isutaga dowladaha house ee dalka Turkiga.

69

Waxaa maanta magaalada Muqdisho abaarahii 10:00Am  safar sadex maalmood qaadanaya ku Soo gaaray wafdi balaaran oo u hogaaminayay xoghayaha guud ee midowga isutaga dowladaha house ee dalka Turkiga.
Waxaa wafdigan soo dhaweeyay Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyenta Dowlada Federalka soomaliya.

Waxii warar dheeraad ah oo Ku soon kordho waxaan ii nagu soon gudbineynaa wararkeyna dambe InshaAllah.

 

You might also like More from author

Comments are closed.