Midowga Yurub:Danjiraha Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay socdaal uu ku maray Magaalooyinka Dalka Liibiya

80

Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Socdaal qaatay mudo sagaal maalin ah oo uu ku maray Magaalooyinka Dalka Liibiya si uu kugu kuurgalo xaaladda nololeed ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada Dalka Liibiya.

Cali Saciid Fiqi Danjiraha Soomaaliya u Midowga Yurub   ayaa sheegay in ay ka go,an tahay Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Liibiya sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada ay kulmaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.                       Hadalkaan Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa kusoo beegmaya xili dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya maxaabiis ka badan tobon ruux.

You might also like More from author

Comments are closed.