R/wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Cawuşoglu oo booqasho ku imaanaya Soomaaliy

73

Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga,Mr. Çavuşoğlu ayaa magaalada Khartuum kula kulmi doona dhigiisa dalkaasi Bakri Hassan Saleh.

Sidoo kale,Wasiiro ka socda Turkiga ayaa booqan doono Jaziirada Suakin ee Suudaan si ay u qiimeeyaan Mashruuca dib u dayactirka xarunta dhaqanka iyo dalxiiska oo ay hirgelineyso Hay’adda TIKA oo laga leeyahay dalka Turkiga.

Booqashada Suudaan ka dib,Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa u soo gudbaya Soomaaliya,isagoo la kulmi doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Mudane Xasan Cali Kheyre.

Mr. Hakan Cawuşoglu ayaa madaxda Soomaaliya kala hadli doona Arrimaha mashaariicda ee Dowladda Turkiga ka wado Soomaaliya iyo iskaashi laga sameeyo sidii loo sii laba jibaari lahaa

You might also like More from author

Comments are closed.