Daawo Muuuqaalka layaab leh wiil dhlinyaro ah oo ku hadli kara 23 luuqadood cajiib

49

23 luuqadoodWiil da’yar oo u dhashay dalka Mareykanka gaar ahaan New York ayaa noqday kan ugu caqliga badan maadaama uu awood u leeyahay in uu ku hadlo 23 Luuqadood oo kala duwan kana tirsan kuwa caalamka ugu dhibka badan ee bini aadimku barto.

Wiilkaan aya ah 17 jir, waxuuna sheegay in uu aad u jecel yahay barashada luuqadaha kala duwan ee caalamka, isago sheegay in uu aqbaarta iyo Filimaanta uu si joogta ah u daawado taasoo u suura gelisay in uu ku hadlo luuqadahaan oo idil.

Wiilkan aya sidoo kale sheegay in luuqada dunida ugu dhibka badan in ay tahay luuqada Ruushka taasoo uu sheegay in uu dhibaato badan kala kulmay.

Wiilkan ayaa dhanka kale ka dhawaajiyay in uusan waligiis u bixin meel ka baxsan mareykanka.

Halkaan ka daawo

[vsw id=”fMb05KTL3_M” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.