Amina Maxamed iyo Maxamed Aadan, wajiga cusub hogaanka Soomaalida Kenya

30

Maxamed Aadan, wasiirka cusub ee warshadaha Kenya

Maxamed Aadan, wasiirka cusub ee warshadaha Kenya
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa magacaabay inta badan golihiisa wasiirada, waxaana mar kale ka dhex muuqdo nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Aadan oo ah dhaqaaleyahan caan ah.

Horey waxa uu madaxweyne Uhuru Kenyatta u magacaabay Aamino Maxamed oo uu u magacaabay wasiirka arrimaha dibada.

Maxamed Aadan waxa uu madax ka ahaa laanta Afrika ee bangiga weyn ee Barcelys ee Ingiriiska laga leeyahay.

Maxamed Aadan waxaa loo magacaabay wasiirka warshadaha.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.