Wasiirka Howlaha Guud ee Somalia oo ka tanaasulay tartanka Kursiga Xildhibaan ee Beesha Hubeer

99

Wasiirka ayaa ka mid ahaa musharixiinta kursigan waxaana la sheegay in ay Qosykiisa hoos u wada hadleen sidaas darteed uu faataxadda Afar afarta faataxada ku qaatay .

Waxaana halkaas labadda dhinac faataxadda kumartay labada dhinac waxay is ku garteen in ay siiyaan Wiilka la dhashay Marxuum  Cabass Abdullahi Siraji .

Waxey beesha is ku Afgarteen in Booska sibuuxda uu u hogaamiyo Xildhibaan Maxamuud Abdullahi Siraaji

You might also like More from author

Comments are closed.