Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya Mudane Saalim Caliyow Ibroow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa baaq

12

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya Mudane Saalim Caliyow Ibroow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa baaq u diray Haay’addaha ka shaqeeya arrimaha samafalka in ay gacan ka geystaan dhibaatooyinka ka dhashay Biyo la,aanta ee ka jira Dalka.

Mudane Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in deegaano ka tirsan Dalka ay ka jirto Biyo la,aan saamayn ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa tilmaamay  in ay lagama maarmaan tahay in haay’addaha samafalku gacan weyn ka geystaan Caawinta iyo samatra bixinta bulshada ku nool deeganada ay ka jirto Biyo la,aanta.

You might also like More from author

Comments are closed.