DAAWO: Wasiirka Howlaha Guud Somalia Eng Sadiq Abdullahi Abdi (waraabe) Oo Kormeerey Dhismooyin Cusub Oo Loo Dhisaayo Wasaaaradaha Jubbaland

115

Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib u dhiska Somalia Eng Sadiq C/laahi Cabdi(waraabe) ayaa Kormeerey Dhismooyin Cusub Loo Dhisaayo Wasaaaradaha Jubbaland.

Engineerada gacanta ku haayo ayaa gaba gabadii ka warbixiyay habka dhismaha uu ku socdo ta soo uu aad ugu amaanay xogta ay ka siiyeen iyo Nashaqada ay Noqondoonaa xafiisyadaaas.

Eng Sadiq Abdullah abdi waraabe ayaa ka mahad celiyay Habka ay aga go antahay maamulkas wada shaqeynta xukumadda had a jirto in badan uu ku amaaney bulshada soo dhaweynta diiran ee halkaas loogu sameeye asaga iyo wafuuda uu horkacaaye

You might also like More from author

Comments are closed.