VIDEO: Caruur yar yar oo sameeyay xayeysiinta ugu yaabka badneyd 2013 (DAAWO)

49

Shirkadda biyaha dabiiciga ah sameeysa ee Evian ayaa waxay soo saartay video aad loola yaabay oo ay ku xayeysiinayso biyaheeda.
Video-gaan ayaa loo sameey hab casriyeysan, waxaa ka muuqdo caruur aad u yar yar oo ciyaarayo, iyagoo isku badalaya dad waaweyn marka ay isku fiiriyaan muraayadda.

Xayeysiintan oo lasoo dhigay Youtubka ayaa Shan maalmood gudahood waxaa ku daawatay in ku dhow 30 Milyan oo qof.

Evian ma ahan markii ugu horeysan oo ay caruur kuwaan oo kale ah ay wax ku xayeysiiyaan, iyadoo sanadkii 2009-kii xayaysiin midan oo kale ay soo saartay, taasoo shaashaddaha caalamka xayaysiintooda qabsatay

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA YAABKA BADAN:

[vsw id=”pfxB5ut-KTs” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

 

You might also like More from author

Comments are closed.