Video: War murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha Amniga iyo Heshiis laga gaaray wadaagista kheyraadka

49

Waxaa la soo gababeeyay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee u dhaxeeyay Madaxda dowladda Federaalka, maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyadoo shirka laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob.

War murtiyeedka la soo saaray oo ka koobnaa saddex qodob oo kala ah Arrimaha Amniga Qaranka, Tubta siyaasadda loo dhan yahay ee 2020 iyo qeybsiga kheyraadka.

Madaxda dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa kala saxiixday heshiis KMG ah oo ku aadan qeybsiga kheyraadka kaluumeysiga, inta laga soo dhameystirayo heshiis guud oo ku saabsan kheyraadka dalka.

Halkan hoose ka Daawo muqaalka

You might also like More from author

Comments are closed.