Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii jeedda Jabuuti

65

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Isagoo Ku Sii Jeeda Magaalada Jabuuti Ee Wadanka Jabuuti .

Madaxweynaha ayaa halkaasi kulamo kala duwan kula qaadan doono xubnaha Beesha Caalamka ee halkaasi ku sugan.

Waxaa uu sidoo kale booqon doona dalal kale oo ku yaalla Qaaradda Afrika.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wadda dadaallo kala duwan oo lagu horumarinaayo degaanada maamulka Koonfur Galbeed Ugu Socondoon.

You might also like More from author

Comments are closed.