Jabhada OLNF Xorayn Ta Somali Galbeed oo Qaadatay Go. Aan Adag Ka Dib markii

50

Jabhada Xorayn Ta Somali Galbeed oo Qaadatay Go. Aan Adag Ka Dib markii Somaliya oo Ay Rabeen Inay Dhulkooda ku Darsasan 80 Sano Ku Sheegtay Argagaxiso
………
Jabhada OLNf ee Ka Dagaalami Somaliya Jirtay Dhulka Somalida Itoobiya ayaa Itoobiya la Furatay Wada Hadalo Ka Dib Markii Madaxweynaha Somaliya Ee Hada Dhulka ku Dhuftay Midnimo Ururkaas u Dagaalamayey Mudo ka Badan 80 Sano Ka Badan Taas oo Bedeshay Jahadii Ururkaas u Socday Ee Ahayd Inay Dhulkooda ku Darsadaan Somaliya

Wada Hadalkan oo ay ka Soo Qayb Galeen Wufuud ka Socda Labada Dhan ayaa Waxa Dhex Dhexadinayey masuuliyiin ka Socda Dawlada Kenya Taas oo lagu Gaadhay Is Afgaradyo Dhinacyo badan Taabanaya

Hoos ku Qor Waxa kaaga Baxay Jaaniska Somaliya lumisay Ee Itoobiya ka Faaidaysatay

You might also like More from author

Comments are closed.