Maleeshiyaad badan oo ka tirsan alshabaab oo gudaha u galay magaalo muhiim ah oo…

31
Dagaalamayaal hubeysan oo alshabaab ka tirsan ayaa weerar culus ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda ee dagmada afgooye.

Dagaal culus ayaa dhexmaray alshabaab iyo ciidamada dowladda waxaana shabaabku ay sheegeen in gudaha ay u galeen dagmada afgooye.

Alshabaab ayaa dhowr jeer weerar ku qaaday ciidamada dowladda ee ku sugan dagmada afgooye waxaana afgooye ay noqotay furin dagaal oo markasto uu weerar ka dhaco.

You might also like More from author

Comments are closed.