Madaxweyne Xassan Sheikh iyo William Hague oo xiligaani ku shiraaya Howlka Shirarka Airportka Muqdisho

48

yytvujfdsregtth t

Waxaa iminka Airportka Muqdisho ka socda Kulan u dhexeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Xassan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha arimaha dibada ee Dowladda Britan William Hague.

Socdaalka William Hague iyo Wafdigiisa ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay daahfurka safaarada Britain ee Somalia oo lagu wado in laga furo Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, sida ay wararka naga soo gaaraya Garoonka ay sheegayaan.

Kulanka oo xilligaani ka socda Garoonka ayaa waxaanan la garaneynin waxyaabaha gaarka ah oo ay kawada hadlayaan Madaxweyne Xaasan Sheikh iyo William Hague.

ghhghftyWarbaahinta ayaa waxaa laga mamnuucay inay goob joog ka ahaadan Shirka labada Mas’uul balse waxaa banaanka iminka ku sugan Bahda Warbaahinta oo la sheegay in kulanka kadib ay Mas’uuliyiintaasi si wadajir ah ugu waramaan Warbaahinta.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.