Daawo Video Shabaab oo Qilaaf Xoogan Soo kala Dhex Galay

53

Suraa gal ma tahay in Al shabab ay isu soo dhibaan Dowlada Soomaaliya Wada hadlse maloo Furi karaa Dowlada iyo Al shabaab waa Su’aal u baahan Qof walba oo soomaali ah in uu maankiisa geliyo, Tan iyo Markii oo uu Ku soobiiray Sheekh Mutaar Roobow Cali Abuu maansuur Dowlada soomaaliya.

Waxaa soo badanaya Saraakiil iyo Askar ka tirsan Al shabab oo isug soo dhiibeysa Dowlada Soomaaliya, Duqeymo Dorandoori ah oo Saqdi dhexe lagu weerari jiray Al shabaab ayaa Sababtay in ay kala shakiyaan waxaana jira Hogaamiyaal Baxsad ku ah Miyiga Fog ee Gobolka Gedo,

Waxaa Jira Dedaalo dheeri ah oo lagu doonaayo in Al shabaab isu soo dhiibto Dowlada Soomaaliya Dowlada Qadar ayaa Horey u sheegtay in Dowlada Soomaliya iyo Al shabaab ay Wada hado u fureeyso si loo yareeyo Mashaqadan Umada haaysatay, Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya  ayaa laba jibaaray Howlo laisugu Furaayo Wadad isuku Xirta Muqdisho iyo Baydhabo,

Sidoo kale Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed ayaa Xoojineeysa sidii ay dib ula wareegaan Degaanada Al shabaab ay ka taliyaan, Wadada isku xira Baydhao iyo Muqdisho.

Buurhakaba ayey Marwalba inoo galaan dhowr jeer ayey Dagaal nagu soo qaadeen mana aqbali doono Hadaanu nahay maamulka koonfur galbeed ilaa an ka xureeyno ma harsan doono, ayuu yiri Dhaliye Xuseen dhuubow maxamed    Sil-siladan Hogaamiye Dimeedka oo aheyd Mid Soo Xoogeeysatay inta u dhaxeeysa 2006 ilaa iyo hada la joogo 2018 Waloow Hogaamiyaal Sare oo Mugweyn kulahaa Qaarna ay Geeriyoodeen kuwa kale ay Isaga soo Goosteen Weli waxaa jira Degaano ka mid ah Soomaaliya oo aan welidood ka talin Balse,

HOOS KA DAAWO WAR BIXIINTA 

You might also like More from author

Comments are closed.