Kismaayo: Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhagax dhigay xaafadda cusub ee Bilan state oo si casri ah loo dhisi doono.[Daawo Naqshadda]

53

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe  oo uu weheliyo Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay xaafadda cusub ee Bilan State oo ka mid noqonaysa xaafadaha Kismaayo.

Xaafadaan oo loo dhisi doono hab casri ah iyo naqshad caakami ah ayaa badankeeda waxaa maalgashi ku sameyn doona wadaada Ictisaam ee hantida badan ku leh wadanka Kenya gaar ahaan , wadaadka caanka ah ee Sh.Maxamed Shakuul .

Hoos ka daawo sawirrada. 

  

You might also like More from author

Comments are closed.