DAAWO SAWIRO Muujinaaya Maamulka Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo Iran laga leeyahay oo si sharci darro ah uga kaluumeysanayey biyaha badda Boosaaso ee Puntland

38

Ciidmada Ilaalada Badda ee Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay shan doonyood oo si sharci darro ah uga kaluumeysanayey biyaha badda Boosaaso ee Puntland.

Doomahaan oo laga leeyahay dalka Iran ayaa waxaa saarnaa 78 nin oo ahaa shaqaale reer Iran ah, iyo 12 Soomaali ah oo ilaalo ka ahaa doonyaha, wateyna hubka fudud nuucyadiisa kala duwan.

DAAWO SAWIRADDA:-

1

3

4

5

6

7

YYYYYY

9

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.