Dhageyso:-Gudoomiyaha Degmada Walaweyn oo Laga Sugayaa Maxakamada Sare

52
Cabasho March 25, 2017 Taariikhda Markey ku beegneed Ayaa waxaa la dhaawacay Gudoomiyaha Degmada Wanlaweyn Mudane Maxamed Siidow Abdu rahmaan Waxaana Difaaca Gudoomiyaha Degmada ku dhintay saddex ruux oo kala ah
1-Yaxye saleybaan Sanbuus
2-Cabdi nuur Boolis
3-C/raxmaan siidow Maxamid Dhamaan Allaha u naxariitee Mid kamid ah Eheladiisa oo Cabasho ah ayaa lasoo xiriiray Qaarkamid ah Warbaahinta Wuxuuna Ka codsaday Cabashadiisa Wax laga Qabto Gaar ahaan Maxkamadaha Dalka lana soo taago Danbiilaha Cadaalada lana mariyo Wuxuu Muteestay lana weediyo Gudoomiyaha Dilkaas in uu meel ku sheego Waayo Ilmahaan Waxee u dhinteen Difaaciis.

 

You might also like More from author

Comments are closed.