TOP NEWS: TIRO CIIDAMO ETHIOPIAN OO MAANTA SOO GAAREY MAGAALADA KISMAAYO EE GOBOLKA JUBADA HOOSE

641

Idalenews: xigasho waajid news

Cidamo Itoobiyaan ayaa goor show ka dagay jubadda hoose oo qayb ka ah howlgalka AMISOM, isla markaasina aan tiradooda la shaacin  sababo ciidamadama siyaasadooda owgeed ayaa maanta ka soo degay garooonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo, waxaana ciidamadan garoonka kusoo dhaweeyey qaar kamid ah musuliyiinta maamulka Jubaland oo horay loo soo wargaliyay.

Ciidamada Itoobiya Ayaa Maanta goobo muhim ah Ka degay Magaaladaas ,walool wax warar ah aan ka soo bixin.

You might also like More from author

Comments are closed.