Xisaabiyaha guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin ‘Siraaji’ oo ka hadlay furitaanka Shirka ayaa sheegay in hada hanaanka maaliyadeed ee Dalka uu aad uga wanaagsanyahay sanado ka hor sidii uu ahaa.

Sidoo kale Wasiir Bayle oo Shirka furay ayaa ku dheeraaday ka hadalka sida loogu baahanyahay in laga fogaado musuqmaasuqa, isagoo sheegay in dhawaan la rajeynayo in isku filnaasho lagaaro.

Maalmihii ugu damneeyay Wasaaradda maaliyaddu waxay waday shirar iyo Tababaro kor loogu qaadayo aqoonta maamulayaasha maaliyadeed ee Hey’addaha Dowladda si wax isdaba marin looga fogaaado.