Amiin Artis “soo sheegida qofka laga shakiyo waa qaabka aan ku sugi karno Amaanka”

197
Idalenews. Amiin arts waa nin aad soomalia page kiisa ay loo fiirsado ,waxtarna u leh muwaadhin kasto oo soomaliyeed,vedi uu soo sameeyey maxuu kayiri Amniga, vedio hoosna ka daawonwarbixinta kagadaal.

War dib u xa suuso inta qof oo kuugu qaali aheed oo aad ku weysan falal ka argixiso iyo amaan daradda dalkeeyna ka dhacay,waa hubaal baroirto in dhinac walba ka yeertay, aqal walbana ka yeertay.

Waa hu baal in aad ku bad baadin karto saaxibadaa, aheladaa,qaraabadaa la shaqeynta Laamaha Amniga.

Hadal ka asaga oo sii wato ayaa waxuu yeri” hadaad aragto qof aad ka shakidid aamuska wuu dhamaada, waxaad naftaada ku dhahdaa waan sheegi si aan u badbaadiyo waalideentiida, asxaabtaa, muwaadiniinta soomaliyeed.

Idalenews.com italy

You might also like More from author

Comments are closed.