Dowlada Qadar: oo ka jawaabtay go’aan uu qaatay Boqorka dalka Sacuudiga

196

Idalenews-Go’aanka sacuudiga ayaa waxaa dhanka Qadar kasoo dhaweeyay Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, oo sheegay in Dowladda Qatar ay soo dhaweynayso hadalka cusub ee ka soo yeeray Sacuudiga.

Dowladda Sacuudiga, ayaa bishii June sheegtay in xujeyda reer Qatar ay Sacuudiga ku imaan karaan oo keliya safarda xagga cirka, ka dib markii ay xirtay xuduuda Salwa.

Qatar, ayaa xuduuda keliya ee dal caalamka ku yaala ay la wadaagto waxay la leedahay dalka Sacuudiga.

Si kastaba ha ahaatee, Go’aankaan ayaa kusoo beegmaaya xili dowlada Qadar uu saameyn dhan weliba ah ku yeeshay qaraarka kasoo baxay Sacuudiga.

You might also like More from author

Comments are closed.