Masjidka Darul Faaruq ee Minnesota: FBI-da oo Lacag Siineysa Ciddii Sheegta Qofki Qarxiyey

146

Idalenews:Hay’adda FBI-da ee dambi-baarista Maraykanka ayaa kudhowaaqday abaalmarin lacageed oo dhan 30 kun oo dollar oo la siin doono cidda soo sheegta dadkii ka dambeeyey weerarkii qaraxa ahaa ee loo gaystay masaajidka Daarul Faaruuq ee magaalada Bloomington ee Gobolka Minnesota.

Weerarkaas ayaa dhacay laba toddobaad ka hor, ilaa hattan cid looma qaban. Ururrada islaamka ayaa iyaguna ballanqaaday 24kun oo doolar.
Shacab dalkas ayaa u diyaargarooway sida ay danbiiliyasha u basaasi la haayeen.

You might also like More from author

Comments are closed.