Daawo Muqaalka AKHRISO Khudbadii Mukhtaar Roobow oo Dhameystiran

190

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, wuxuuna cadeeyay inuu ka baxay Al shabaab 5 iyo 7 bilood ka hor, isagoona sheegay inaysan aheyd dad u adeegaya shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu guul ka rajeynayo wada hadal uu kula jiro Dowlada Soomaaliya, isagoona u mahad celiyay Beesha caalamka gaar ahaan dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya.

 

You might also like More from author

Comments are closed.