Deg deg:Wasiirka Waxbarashada Dowladda Soomaaliya oo goordhow shaaciyey in ay heleen Deeqo Waxbarasho oo dibadda

20

Idalenews:-
Wasiirka ayaa sheegay in Minxooyin Badan ay ka heleen Dalka dibadiisa sida uu ku sheegay,dalal kaa soo aan Walaalaha nahay sida Suudaan waxaana uu sheegay in ay Si wanaagsan oo cadaalad ah ay u bixin doonaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale shaaciyey in ay sugayaan Deeqo Waxbarasho oo kale oo leh heerar kala duwan oo aan ka heleyno Dowladda Itoobiya.
Waxuu ku dheeri galiyay dhalinyaradda in ay waxbartaan ee ayna asaagooda la tartamaan kuwa dibada iyo kuwa joogo wadanka

You might also like More from author

Comments are closed.