Shacabka Kenya oo saaka u dareeray cod bixinta codka ee doorashada Madaxtinimada dalkaas

104

Idalenews-Shacabka dalka Kenya ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan madaxweynaha xakumi doona sannadaha soo socda.

Dadweynaha ayaa sidoo kale soo dooran doona, xildhibaanada, senetarada, gudoomiyaasha gobolada, gudoomiyaasha degmooyinka, iyo wakiilada ururada haweenka.

Waxaa jirto casbi ah in ay dhacaan rabshado ka dhasha natiijooyinka doorashada, balse madaxweyne Uhuru Kenyata ayaa xalay ugu baaqay shacabka in ay nabadda ilaaliyaan.
Dorasha kenya ayaa inta badhan foodadeeda aad ubadan .

You might also like More from author

Comments are closed.