Maxuu kayiri malaaqa guud ee hubeer Dilkii Cabass siraji iyo Askarigii dilay

219

Idalenews- malaqa ayaa si kulul aga hadlay,kuna tilmaamay dadka dan doonayo in ay wax kabadalaan go aankii Ay gaartay maxkamada sare oo ahaa askarigii dilay Waziirka howlaha guud marxuun Cabass Siraji oo ay dil toogasha kuxunkuntay ayaa malaaqa oo hadalkii sii wato ku til maamay in hadii ay dowladu ka dhageysato warkoodu ay si cad oo gabasho laheen ay u dulmiyeen Besha hubeer .
Sidoo kale waxuu sheegay malaqa asaga oo hadalkiisa wato wax wada hadal ama goor gortan kama galeyno dilkaarxuun cabass siraji .
Hoos ka daawo vedioga mahadsanidiin

You might also like More from author

Comments are closed.