Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho

206

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax goor dhowayd uu ka dhacay halkaasi.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay degmada Waaberi, waxaana wararka hordhaca ah ee idale oo gaadhay ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhacay gudaha baabuur uu watay qof sarkaal ah.

Qofka la bartilmaameedsaday ayaan weli magaciisa la ogayn.

You might also like More from author

Comments are closed.