Askarigii dilay Marxuun Cabass siraji dilay oo markale dil lagu xukumay

250

Xukunka dilka ah ee maxakamadda ciidamada Qalabka sida ay ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid oo ahaa gacan ku dhiig lihii ka dambeeyey dilkii wasiirkii Howlaha Guud ee Dowladda Soomaaliya Marxuum Cabaasi C/llahi Sheekh Siraaji ayaa ka dambeeyey markii uu racfaan ka qaatay xukun dil ah oo ay horey ugu ridday maxakamadda darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida.

Guddoomiyaha maxakamadda sare ee ciidamada Qalabka sida Sareeyo guuto Liibaan Cali yarow ayaa ku dhawaaqay xukunka.

You might also like More from author

Comments are closed.