Daawo Sawirada Ciidamo Ka Tirsan Amisom Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

134

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Amisom kuwaas oo bedelay Ciidamo kale oo ka tirsan Amisom oo dalka ka dhoofay kadib markii ay waqtigooda dhameesteen.

Saraakiisha Ciidamada Amisom ayaa waxa ay sheegeen in ay ciidamada ka howlgalle doonaan qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha hoose,kuna biiri doonaan Kooxda 22-aad ee ciidamada Amisom.

Ciidamada ay bedelayaan kuwa hada yimid ayaa horay uga howlgelayay Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose ee Magaalada Marka,waxaana tani ay imaaneysa xili dhawaan isla  Muqdisho ay soo gaareen Ciidamo ka socda Booliiska Amisom.

Sawirro

    

You might also like More from author

Comments are closed.