Bandhig Faneed Ay Kasoo Qeyb Galeen In Kabadan 140 Dowladood‏ oo lagu qabtey Turkiga+ Sawiro

38

Bandhig faneed ay kasoo qeyb galeen in kabadan 140 dowladoood ayaa kadhacay caasimadda dalka turkiga magaalada ankara bandhigfaneedkaas ayaa si lalayaabay uga soo dhex muuqdeen ardayda iyo jaaliyadda soomaaliyeed ee kunool magaalada ankara.

bandhig faneedkan oo ah mid sanadla ah oo sanadkiiba marlaqabto  oo ay soo qaban qaabisay hay adda islaami ah oo lagu magacaabo ASMA KÖPRÜ  ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiiro kamid ah dowlada turkiga iyo agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibadda turkiga bandhikka oo socday muddo 3maalmood  ah ayaa lagu soo bandhigay barnaamijyo kala duwan iyo wadan walbo dhaqamada iyo cayaaraha uu caanka kuyahay
laakın arinta xusidda mudan ayaa eh in ay ardayda iyo soomaalida kunool magaalada ankara ay  wacdaro kadhigeen goobta uu barnaamijka kasocday ayakoo soo bandhigay dhaqannada soomaalida iyo cayaaraha ay caanka kuyiiin soomaalida sidi ciyaarta dhaantada oo ay aad ula dheceeeen dhamaan kasoo qeyb galayaashii barnaamijka.
bandhig faneed ay kasoo qeyb galeen in kabadan 140 dowladoood ayaa kadhacay caasimadda dalka turkiga magaalada ankara bandhigfaneedkaas ayaa si lalayaabay uga soo dhex muuqdeen  ardayda iyo jaaliyadda soomaaliyeed ee kunool magaalada ankara.
bandhig faneedkan oo ah mid sanadla ah oo sanadkiiba marlaqabto  oo ay soo qaban qaabisay hay adda islaami ah oo lagu magacaabo ASMA KÖPRÜ  ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiiro kamid ah dowlada turkiga iyo agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibadda turkiga bandhikka oo socday muddo 3maalmood  ah ayaa lagu soo bandhigay barnaamijyo kala duwan iyo wadan walbo dhaqamada iyo cayaaraha uu caanka kuyahay.
laakın arinta xusidda mudan ayaa eh in ay ardayda iyo soomaalida kunool magaalada ankara ay  wacdaro kadhigeen goobta uu barnaamijka kasocday ayakoo soo bandhigay dhaqannada soomaalida iyo cayaaraha ay caanka kuyiiin soomaalida sidi ciyaarta dhaantada oo ay aad ula dheceeeen dhamaan kasoo qeyb galayaashii barnaamijka .

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.