Daawo Video Wafdi ay hogaamineyso Waziirada Dhalinyarada isbootiska aya soo gaartey Magalada baydhabo

142

Baydhabo-{Idale News Onlne}-Wafdi ay hogaamineyso Waziirada Dhalinyarada isbootiska ayaa soo gaartey Magaalada baydhabo marwo khadiijo mohamed Diiriye waxana safarkeeda ku wexelineyey waziiro ka tirsan maamul Goboleedyada dalkeena ka jira
waxana xafiiska madaxweynaha Dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya Ku qaabiley Kusimaha madaxweynaha ahan waziirka xubka dhista Dhagan Cilinta Tababarad maleeshiyaadka maamulka koonfur galbeed soomaaliya  Mudane Xasan Xuseen Maxamed xasan eelay ,waxana ay wadaqaateen Kulun sacadooyin  badan qaatey .

You might also like More from author

Comments are closed.