video Kulankaan ayaa waxaa looga hadlaayeydib udhiska wadooyinka ku yalaa magalada baydhabo ee xarunta gobolka

242

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlaayey sidii bulshada ku nool magalada baydhabo ugu qeyb qaadan lahayeen dib udhiska wadooyinka kuyalaa magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay oo 25 sano ee lasoo dhaafey aysan helin wax dayactir ah. Kulankaan waxaa kasoo qeyb galey gudoomiyaha gobolka baay cali wardheere cabdiraxmaan iyo kan degmada baydhabo cabdulaahi cali maxamed (watiin) wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha DKG cabdulaahi cabdi cumar’gudoomiyaasha tobanka Xaafadood hooyooyin odiyaal iyo Dhalinyaro. Dhamaan masuulintii iyo shacabkii kasoo qeyb galey kulankaan ayaa si isku mid ah usoo dhaweeyey mashruucaan looga magacdarey mitir balaas mitir ama mitirkaaga dhiso. Kulankaan ayaa noqonayaa kii ugu horeeyey tan iyo markii lasoo magacaabey gudoomiyaha gobolka baay ay yeshaan bushada iyo maamulka gobolka iyo kan degmada baydhabo janaay.

W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

You might also like More from author

Comments are closed.