DAAWO: Diyaarado & Maraakiib dagaal oo Somalia soo gaaray+Cadaan kasoo daatay

292

Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxay ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo wata Maraakiibta dagaalka iyo Diyaaradaha loo yaqaano Helicopterka.

Ciidamada ayaa ka mid noqon doona kuwa la dagaalama kooxaha loo yaqaano Burcad Baddeeda Soomaalida, waxana xeebaha Puntland ku sugan Ciidamo iyo Maraakiib kale oo ka socda dowladdaha midowga Yurub.

Burcad Baddeeda Soomaalida ayaa bilihii la soo dhaafay waxa ay ahaayeen kuwa soo laba kacleeyay iyagoo dhowr Markab iyo doonyo ka afduubtay xeebaha Puntland waxa ayna tani imaaneysa xili Soomaaliya ay ku soo wajahan yihiin laba Markab oo kuwa dagaalka ah oo ay leedahay dowladda Iiran.

Nagala Soo Xi

You might also like More from author

Comments are closed.