Akhriso: Wasiirka Warfaafinta Hirshabeele oo soo dhoweeyey ganacsatada Qaadka ee Muqdisho ka soo huleeley.

"Qaadkii Muqdisho iman jirey oo Jowhar u soo wareegay"

480

Jowhar -(INO) – Wasiirka Warfaafinta maamulka HirShabeele Mahad Xasan Cismaan ayaa soo dhaweeyey ganacsadii maanta qaadka kala soo degtey magaalada Jowhar, isla markaasna soo dhoweeyey go’aankii ay qaateen in aysan qaadkooda kala soo degin magaalada garoonka Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa sidoo kale gacmo furan ku soo dhaweeyey dhamaan ganacsatada rabta iney maalgashtaan ama yimaadaan deegaanada uu maamulkaasi ka arrimiyo.

Akhriso qoraalka Wasiirka Warfaafinta Hirshabeele

Idale News Online, Jowhar, Hirshabeele.

You might also like More from author

Comments are closed.