Musharax Axmed Madoobe oo ka warbixiyey waxqabadkiisa haddii uu ku guuleysto xilka Madaxweynaha Jubaland State

27

Gudoomiyaha Maamulka kmg ah ee gobalka Jubbada Hoose Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegey in maanta isagoo u waramayey Television SomaliChannel sheegey waxqabadkiisa haddii uu ku guuleysto xilka dowlad Goboleedka Jubbaland State oo dhowaaan la filaayo in magaalo xeebeedka gobolka lagu yagleelo.

axmedMadoobe

Musharaxa Axmed Madoobe oo  dad badani rumeysan yihiin inuu ku guuleysan doono jagada Madaxtinimada dowlad Goboleedkaas ayaa sheegey in uu 3da gobol ee dowlad goboleedkaas ka kooban yahay uu ka sifeyn doono xarakada Alshabaab isla markaasna uu si siman ugu adeegi doono dadyahowga deegaanka, isla markaana na diyaarin doono dooro xor iyo xalaal oo maamulkiisa kan xiga oo Jubbaland ka dhacda.

Idale News Kismaayo

You might also like More from author

Comments are closed.