Beesha Hubeer oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho

38

Beesha  Hubeer ayaa  shir  ku yeeshay magaalada  muqdisho  shirkaa ee ka soo qeyb galeen dhammaan qeybaha kala duwan ee beesha ka kooban tahay. Waxa ka soo qeyb galay shirkaa odayaal dhaqameed aqoonyahano iyo waxgaradka bulsha oo aan u kala  harin. Shirkaa ayaa sidoo  kale looga  hadlay  midnimada  iyo isku duubnaata  beesha  hubeer  meel waliba ee  ka  joogta caalanka,  waxa  shirkaa soo dhaweeyay  qeybaha  kale  bulshada ku nool dalka dibadiisa. Waxa  jira  shirar  badan ee  beesha  hubeer yeelaneesa shirarkaa  oo ka dhacaya dibada iyo  gudahaba. Idalenews ayaa saacad waliba waxa soo  gaaraya  hambalyo ku saabsan shirkaa, beesha  hubeer ayaa  ah  beel aad  u weyn kana  tashaneesa mustablka  beesha. Shirkaa ayaa waxa  lagu qabtay  hotel safa ee magaalada  muqdisho.

Daawo Sawirada:

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.