Dhageyso: Webiga Shabelle ee mara Gobalada Shabeelada dhexe iyo Hiiraan ayaa keenay biyo badan, ka dib markii guray bilihii la soo dhaafay {warbixin}

461

Hakaan waa  wabiga shabelee  ee dhaxmara magaalada beledweye   waxaana  biyaha wabiag  shabeele   isticmala  dad  kala duwan   kuwaa  oo ayihiin  qaarkoookood xoola dhaqato  iyo  dadka ku nool   hareeraha wabiga shabeele.

Dadka ku nool  deegaanada   uu  ka arimiyo   maamulka goboleedka hirshabeele ee   uu  maro  wabiga shababeele   ayaa u adeegsada     waraabka wax soo saarka   beerahooda.

Degaana  badan    oo hareeraha wabiga shabeele   dadka ku nool  ayaa  biyaha waxaa ay  isticmaalaan   qaarkood wabiga shabeele      iyadoo   ceel biyoodyadayada inta badan   aysan  ku badneen.

 

Degaanno  badan oo hoos yimaado gobaha uu ka arimiyo  maamul  gobololeedka hirshabeele xiliyada qaar waxaa ka dhasha fatahaado uu sameeyo  wabiga shabeele   waxaana ka kaabararakaca dad   kala duwan    badan  halaka beeraley badan ay wax soo saarkooda  ku baaba .aan fatahahaado marka wabiga shabeleuusameeyo.

Madaxa arimaha   bulshada  maamulka  gobolka hiiraan sheik xuseen cismaan  cali    ayaan wax  kaa weydiiyayay   sida ay ugu hotagagayaan  fatahaad uu sameeyo wabiga shabeele maadaama   xili roobaadka marka lagaaro inta badan wabiga  shabeelo uu biyo badan keenoay  dhibato  badan ay la kulmaan.

 

Degmooyin badan oo hoos yimaada  gobolada hiiraaan iyo shabeelaha dhexe  uu  ka arimiyo ayaa  hada  u diyaar garoobaya   in ay ka soo saaraartaan beerahooda waxyaabo  kala  duwan.

Dadka qaar ayaa  ku doodayaa in ay wanaagsanaan laheed in  inta aan lagaarin  xili roobaadka ka hor lasmeeyo meelaha  uu  ka fataho wabiga shabeele   sheikh xuseeen cismaan cali  ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan arimo kala duwan     ayna u baahanaaahay dhaqaale badan  ayna dowlad aala kaasahan doonaa,

Dad     ku nool  gobolada  ayaa ka ka faa’ideysta  biyaha wabiga shabeeleiyaga oo u adeegsada waraabka  wax  soo saarka beerahooda   beerahooda   halka xoola dhaqatadabaan ay  ku noolyihiin    hareeraha wabiga shabelee   iayadoo ceel biyoodyada qaarkood ay biyo yareeyeen.

Mas.uuliyiin ka  tirsan maamuka hirshabeele ayaa dhankooda waxaa ay balan qaadeen   in   shacaabka ku noool    goobolaha ay maaamulaan wax badan u qaban  doonaan waxyaaabo badan si ay u yaradaan watahaaada   uu sameeyo wabiga shabeele  iyadoo deegaanada maamul   goboledka  uu ka taliyo  ay ka socdaan dadaalo  wax   loogu qabanayo fatahaadaha   uu sameeyo wabiga shabeele  .

Wagiga shabeele  ee   dhaxmara     deegaanada maamul goboleddka hirshabeele ayaa  ayaa  ka yimaado dhanka  dalka itoobiya   .  iyadoo magaalada beledweyn ee   xarunta gobolka hiiraan ay  u muuqatao jasiirad oo kale tas oo xili roobaadka. Taas oo xili roobaadka uu sameyo fatahaad  wabiga shabeele.

Inkastoo mas.uuliyin   kala duwan     oo ka tirsan maamulka   goboleddka hirshabeele    ay wadaan   dadaalo wax laagu qabanayo   dadka   ayaa hadane    ayaaa hadane waxaa jiro   cabashooyin badan  oo ku aadan qaabka wax loo qabayanayo,iyadoo  mararka qaar la sheego   cadaaalad lagu sameeyo bulshada sh  xuseun cismaan   cali  oo an wax kaweydii ayaa waxaa   uu sheeagy in jiran matooro badan.

Sameeynta biyo la.anta  ayaa bilihii   ugu danbeeyaay laga dareemay deegaana badan  oo hoos yimadaa maamul goboledka hirshabeleemeela uu  ka araimiyo.

 

W/D: Bashiir   cabdulahi cismaan

Bashka694@gmail.com

Beledweyne,soomaaliya

 

You might also like More from author

Comments are closed.