Weriye gowrdhaw lagu dilay Magaaladda Muqdisho

24

Allaah ha u Naxariiste waxaa gowrdhow Magaaladda Muqdisho lagu qaarijiyay Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo Ka Tirsanaa Bahda Saxaafada ka Howl Galeysay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Warbaahinta Qaranka Somalia.

Wariye Maxamed Ibraahim Raage ayaa waxaa Toogtay Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado Xilli uu ku sugnaa Degmada Wada Jir Ee Magaalada Muqdisho.

KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Kooxda Hubeysnaa ayaa waxa ay Weriyaha ku hor dileen Hooygiisa uu Ka Daganaa Degmada Wada Jir Iyagoo Halkaa Rasaas Xoogan La Dhacay waana uu Geeriyooday Alaah Ha U naxariisto

Ilaa iyo hadda lama oga Sababta loo dilay Weriyaha waxa ayna wararku sheegayaan in Kooxda ay ka baxsadeen Goobta uu dilka ka dhacay.

Idale  News  Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.