Akhri: Warqad uu Gudoomiyaha Barlamaanka Jawaari u diray PM Kheyre in uu dib ugu laabto golihiisa wasiirada ka hor…

336

Mogadisho (INO) – Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaliyeed Maxamed Cismaan jawaari ayaa qoraal uu u direy ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxa uu kula taliyay in uu dib ugu laabto golihiisa wasiirada kahor inta aysan ka dhamaan xilliga la horgeynayo Baarlamaanka.

Idaale News Online (Mogadishu)

 

You might also like More from author

Comments are closed.