Sawiro: Madaxweyne Shariif Xasan Oo Dib Ugu Soo Laabtey Baydhabo

304

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlada Koonfu Galbeed Somalia Sharif Xasan Sheekh  Aden ayaa maanta gelinkii hore dib uga soo laabtey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Waxaana garoonka diyaradaha Shaati-gaduud ayaa ku so dhaweyey dadyow aad u fara badan oo ay hor kacayaan wasiiro, Xildhibaano iyo odayaasha dhaqanka.

You might also like More from author

Comments are closed.