Sawiro: Khasaare Ka Dhashey Dagaal Ciidanka KGS iyo Maleeshiyada Al Shabaab Ku Dhexmarey Hagarka +VIDEO

313

Hagarka(INO)-Ciidamada Dowlada Koonfur Galbeed  Soomaaliya ayaa weerar ku qaadey Degaanka Hagarka Ee Gobolka Bay oo qiyaastii 40km Koonfurta Kaga Xiga Magaalada Baydhabo isla markaana  Ay maamusho Maleeshiyada Mayalka adag Ee Al Shabaab Ee Ka Dagaalanta Dalka Somalia.

Halkan Ka DAAWO VIDEO

Maleeshiyaa ayaa halkaas laga saarey, ayadoona Ciidanka Koonfur Galbeed Somalia dib ugu soo laabteen Degaanka.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Gaar ah Ee Koonfur Galbeed ayaa sheegey in Howlo adag ka ay fuliyeen wada u dhexeysa Baydhabo iyo Degmada Qansaxdheere Ee Gobolka Bay.

You might also like More from author

Comments are closed.