SAWIRO: Wefdi Sare Oo Socoda Hay’ada Muslim Aid Oo Gaarey Baydhabo

292

Baydhabo(IN)- Ku Simaha Madaxwqeynaha  Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia  Maxamed Xasan Fiqi ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka  ayaan maanta Xafiiskiis Ku qaabiley Wefdi ka Socodey Hay’ada Muslim Aid UK.

Kullanka waxaa fadhiyey Wasiiro iyo Maamulka Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Wefdiga iyo Madaxda Koonfur Galbeed ayaa ka hadleeen Xaalada Abaareed  iyo Cudurka Shuban Biyoodka ee ka dilaacey Degaanada Dowlada Koonfur Galbeed Somalia.

You might also like More from author

Comments are closed.