Sawiro: Arlaadi Aid Oo maanta Gargaar Doowooyin ah u qiibisay Degmooyin iyo Deegaano ka tirsan Gobolada KG Somalia+VIDEO

253

Baydhabo(INO)- Ururka Arlaadi Aid ayaa Maanta Deeq Daawooyin ah oo lagula tacaalayo Cudurka Shuban Biyoodka u qiibiyey  Degmooyinka iyo Degaano Ka Tirsan Gobolada Koonfur Galbeed Somalia, Kuwaasoo ka jira Cudurka Shuban Biyoodka.

Munaasabada Looga qiibinayay Daawooyinka degaanadan waxa Joogey Wakiilo ka kala socodey Degaanada kuwaasoo u qaadey  Daawooyinka loo qaadey, iyadoona Wakiilka Arlaadi Aid Ee Gobolada Koonfur Galbeed Somalia Ibrahim Axmed Ibrahim uu Sheegey in Deeqdan laga soo aruuriyey  masjidka ku yaalo Magaalada Meneoplis ee Gobolka Minisotta Ee Dalka Mareykana isla markaana ay soo sadaqeysteen Muxsiniin ku dhaqan dalkaas.

Halkan Ka Daawo VIDEO

You might also like More from author

Comments are closed.