SAWIRO: Takhaatiir Ka Socoto Midowga Takhaatiirta Somalia Oo Gaarey Xudur

253
Xudur(INO)-Waa kulan sedex geesood ah oo ah maanta yeesheen Maamulka Gobolka Bakool kan Degmada Xuddur, kal kaalayaasha Caafimaad oo ku sugan Degmada Xuddur iyo Takhaatiir ka socotay Somali Medical Association (SMA)
Waxana diirada lagu saaray sidii la isugu kaashan lahaa latacaalida daryeelida iyo latacaalida dadka qaba xanuunada ka dhasha Abaartaan ku soo noqnoqotay Gobolka.

 

You might also like More from author

Comments are closed.