Daawo: Wasiirka Caafimaadka Somalia Oo Khudbad Ka Jeediyey Xaflad Lagu Soo Dhaweynayey RW Somalia

167

MN(INO)- Wasiirka Caafimaadka Iyo daryaalka Bulshada Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdi Nuur Madeer  ayaa  khudbad ka jeediyey Xaflad lagu soo dhaweynayey Ra’iisul wasaaradaha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka dhacdey Magaalada Mineopolis Ee Gobolka Minisota Ee Dalka Mareykanka.

 HALKAN KA DAAWO VIDEO

Liibaan Xuseen, MN

You might also like More from author

Comments are closed.