Sawiro:Wefdi Sare Oo Ka Socoda KGS Oo Sida Gargaar Oo Gaarey Degmada Marko Ee G/Sh/Hoose

363

Marko(INO)- Wefdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Gudiga Gurmadka abaaraha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia Ayaa maanta gaarey Degmada Marka Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Wefdigan ayaa waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha  Hoose wasiiro dhamaantooda ka wada tirsan Gudiga gurmadka abaaraha dowlada Koonfur Galbeed Waxeyna ka qeybin doonan GargaarkiI ugu horeeyey Ee loogu Telo galay Dadka ay Abaaruhu ku sameyeen Ee ku sugan Degmooyinka gobolka shabeelada Hoose  halkaasi oo mudooyinki ug dambeeyey dadka ku nool ay ka cabanayeen xaalad noolal xuno oo aad u liidata.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Ibraahim Adan Cali (Najax) ayaa ugu Horeenti ka warbixiyey Safarkooda.

Madoobe Nuunow Maxamed Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha ahna wasiirka wasaarada Xanaanad Xoolaha Maamulka Koonfur galbeed ayaa Goobta ka Sheegey Marxaalada ku Qasabtey inay imaadaan Gobolka Shabeelada Hoose.

Halkan Ka Daawo Sawiro

Maxamed Aaden Socdaal

Idale News Online, Marko

You might also like More from author

Comments are closed.