DAAWO: XAFLAD SI WEYN LA ISUGU YIMID EE JUBALAND YOUTH ORGANIZATION

43

jubbalandStateCalan

Jaaliyada reer Jubbaland ee degan Minneapolis ayaa si weyn u taageeray maamulka dhismihiisa iminka laga wado magaalada Kismaayo oo ay isugu yimaadeen dhamaan waxgaradkii, aqoonyahankii, culumo-awdiinkii, siyaasiyiintii, haweenkii iyo dhalinyarada   wada degan sadexda gobol ee Jubbooyinka iyo Gedo.

Xafladan ayaa waxaa si weyn uga dhexmuuqday fanaaniinta ugu caansan dalka Mareykanka ee Soomaaliyeed, iyagoona halkaasi ka qaaday heeso ay si gaar ah ugu talagaleen dhismaha Jubbaland.

DAAWASHO WACAN:

[vsw id=”XA2QVdFYRfQ#!” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

 Idale News Muqdisho

 

You might also like More from author

Comments are closed.